Dhegeyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.

Maanta waa Arboco Taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 11-02-1444, oo waafaqsan 07-09-2022, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.

Halkan Ka Degso Warka Subaxnimo 07 09 2022

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.