Ku Dhawaad 50 Askari oo DF Looga Dilay Dagaal Ka Dhacay Cadokibir.
Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ee dhaca bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaal culus uu maanta ka dhacay degaanka Cadakibir ee gobolka Galgaduud kaasoo dhex maray ciidamada milatariga Xarakada Al-Shabaab iyo kuwa DF.
Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamada Al-Shabaab ay weerareen askar ka tirsan kuwa DF oo isku uruursanayay degaanka waxaana ay goobjoogayaal inoo xaqiijiyeen in halkii lagu hardamay lagu arkay meydadka ku dhawaad 50 askari.
Askartii ka badbaaday weerarka ayaa nafsaddooda goobta kala baxsaday wuxuuna ahaa dagaal muddo kooban lagu soo afjaray ciidamadaasi.
Allahu akbar guul guul gesi yasha islaamka duadena idin kasacidaya illaho mujahidinta somalia cizi iyo nasrii deg deg sii allahuma amiin