Sawirro: Al-Shabaab oo Raashin Ka Qeybiyay Degaanka Shaw Ee Gobolka Hiiraan.

Gudiga gurmadka abaaraha ee Xarakada Al-Shabaab ayaa raashin ka qeybiyay degaanka Shaw ee wilaayada Hiiraan halkaasoo ay todobaad ka hor ciidanka Mareykanku tababaray dhibaato ka geysteen islamarkaana burburiyeen isbitaalkii daweynaha iyo ceelashii biyaha.

Boqollaal qoys oo kamid ah dadka degaanka ayaa ka faa’iideystay gurmadkan, walina hawlaha gurmadku waa ay socdaan.

Hoos ka daawo sawirrada

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.