SAWIRRO: Khasaaraha Dhimasho Ee Ciidanka Galmudug Ku Gaaray Cadakibir & Hubka Laga Furtay.

Maktabka Warfaaafinta ee Xarakada Al-Shabaab ayaa baahiyay sawirada dagaalkii shalay lagu laayay maleeshiyaadka maamulka Galmudug ee ka dhacay deegaanka Cada-Kibir ee Wilaayadda Galgaduud.

Sawirradaan ayaa waxay isku jiraan meydadka maleeshiyaatka, qanaa’im kala duwan, iyo gaadiid lagu burburiyay dagaalkii shalay ka dhacay deegaanka Cada-Kibir.

Hoos ka daawo sawirrada

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.