SAWIRRO: Waa Kuwan Shacabkii Uu Marayakanku ku xasuuqey deegaanka Mubaarak.

Diyaaradaha dowladda Maraykanka ayaa habeenkii xalay waxay duqeymo xoogan oo ay ka geysteen deegaanka Mubaarak ee gobolka Shabellaha Hoose waxay ku beegsadeen suuqa laga raaco gaadiidka dadweynaha ee ku yaala deegaankaas.

Khasaare isuga jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashey duqeynta, kudhawaad 10 ruux oo shacab ah ayaa goobta ku dhintay, halka wax ku dhow 20 qofna ay ku dhaawacmeen, kuwaasoo qaarkood loo qaaday magaalada Muqdisho.

Dowladda federaalka oo aan iyadu fulin duqeyntan, balse Maraykanka gumaadka uu ku hayo shacabka qarineysa ayaa iyada dusha u ridatay masuuliyadda duqeyntan ay diyaaradaha Maraykanku ka geysteen deegaanka Mubaarak ee gobolka Shabeellaha Hoose.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.