Xassan Sheekh oo U Ooyay Meydka Boqoraddii Ingiriiska!!
Madaxweynaha DF ayaa lasoo sawiray isagoo dad ajnabi ah ku dhex jira oo ku sugan goobtii lagu aasayay meydka boqoraddii Ingiriiska Queen Elizabeth II taasoo todobaad ka hor ku geeriyootay dalkaas.
Sida sawirka ka muuqata, waxaa la arkayaa isagoo illinta iska tiraya tanina waxay la yaab ku noqotay dadka Soomaalida gaar ahaan intooda aadka ula socda warbaahinta.
Sannadkii 2016 ayay ahayd markii uu u rukuucay meydadka ciidamadii dowladda Kenya ee ay milatariga Al-Shabaab ku laayeen dagaalkii degaanka Ceelcadde ee gobolka Gedo.