Daawo Beesha Maxamuud Hiraab oo Wacad Ku Mrtay Iney Degaanadeeda Difaacaneyso.

Beesah Maxamuud Hiraab (Duduble) ayaa soo gabagabeysay kulamo maalmihii lasoo dhaafay uga soconayay degmooyinka iyo degaanada ay ka degto gobolka Galgaduud kuwaasoo looga arrinsanayay gulufka uu Xassan Sheekh iclaamiyay.

Ugaaska beesha Maxamuud Hiraab Ugaas Ciise, Ugaas Maxamad Ugaas Faarax ayaa sheegay in degaanadooda ay ka jiraan nabad iyo ammaan la isku halleyn karo islamarkaana aaney dooneyn dhibaato hor leh iyo duullaano qandaraas looga soo qaatay shisheeyaha.

Beesha ayaa sidoo kale soo bandhigtay ciidamo diyaar u ah iney difaacaan degaanadooda, degaan walba ayaa waxay u diyaarisay ciidamo hubeysan kuwaasoo u badan dhallinyaro, walow ay ka dhex muuqdaan odayaasha dhaqanka.

Halkan ka dhageyso Kalimadaha Salaadiinta beesha Maxamuud Hiraab MP3

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA

You might also like
1 Comment
  1. Hamza says

    Gul insha allah aniga waxa igadar dardan fikri ahaan mugdisho hala hanujiyo waa meshii ficilka iyo qandarasaxa lagasaxiixe sida kilmada toxiidka lababiciyo lkn alle aya garabkina idin ah dagalakan xasan gurgurte wana kufashilma godrdhow waa tuugo rer xasan gurgurte iyo hogamixiisa odhan waa xarash qaran insha allah mujaxiido wad libanidonta gordhow

Leave A Reply

Your email address will not be published.