DEGDEG: Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo Bayaan Kasoo Saartay Hawlgallada Buuloburde iyo Jalalaqsi.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa bayaan kasoo saartay hawlgallo waawen oo galabta ka dhacay kuwaasoo lagu beegsaday maamul iyo ciidamo.

Bayaanka kasoo baxay Al-Shabaab ayaa u qornaa sida soo socota:

‘Hawgallada Buulaburte iyo Jalalaqsi”

23 Rabiicul Awal 1444H (19 Oktoobar 2022) – Ciidamada Mujaahidiinta Wilaayada Islaamiga ah ee Hiiraan waxay hawgallo milatari ka fuliyeen Magaalooyinka cadawgu haysto ee Buulaburte iyo
Jalalaqsi. Hawlgalka koowaad waxay Mujaahidiintu la beegsadeen saldhiga ciidamada ridada ah ee Jabuuti iyo xarunta maamulka ridada ah ee magaalada Jalalaqsi. Hawlgalka labaad waxay sidoo kale Mujaahidiintu la beegsadeen saldhigyada ciidamada ridada ah iyo maleeshiyada macawiislayda loo yaqaano ee ku yalla buundada magaalada Buulaburte.

Khasaare iskugu jira dhimasho, dhaawac iyo burbur ayaa cadawga kasoo gaaray hawgallada ay
Mujaahidiintu ka fuliyeen magaalooyinka Buulaburte iyo Jalalaqsi. Dhimashada iyo dhaawaca
cadawga waxaa kamid ah masuuliyiin, saraakiil iyo ciidamo ka tirsan cadawga oo ku halaagsamay hawlgallada. Faahfaahin intaas ka badan dib ayaan kasoo gudbin doonaa Insha’Allaah.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay u dagaallameysa dhawritaanka badqabka Ummadda
Muslimka ah, hirgelinta Shareecada Islaamka iyo inay dhamaan dhulalka Muslimiinta ah ka xoreyso gaalada iyo murtadiinta dabadhilifka u ah. Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay mar kale ku celinaysaa dalabkii ahaa in dadka Muslimiinta ah ay ka dheeraadaan saldhigyada, xarumaha iyo xafiisyada cadawgu ku leeyihiin degmooyinka iyo deegaanada ay xoogga uga haystaan ummada Soomaaliyeed ee Muslimka ah.

Waxay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ballan ku qaaddeysaa inay sii wadi doonto Jihaadka ka
dhanka ah isbahaysiga caalamiga ah ee saliibiyiinta iyo dabadhilifyadooda murtadiinta ah ilaa ay
geyiga Soomaaliyeed ka saareyso cadowga hororka ah ee ku soo duuley, iyo illaa diinta dhamaanteed ay Allaah keliya u sugnaaneyso. Allaah, subxaanahu watacaalaa, wuxuu yiri:

وَقَٰتِلُوهُمْ حَتَّىٰ لَا تَكُونَ فِتْنَةٌ وَيَكُونَ ٱلدِّينُ لِلَّهِ ۖ فَإِنِ ٱنتَهَوْاْ فَلَا عُدْوَٰنَ إِلَّا عَلَى ٱلظَّٰلِمِينَ

HALKAN KA DEGSO BAYAANKA OO PDF

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.