Dhagayso Warka duhurnimo Ee Idaacadda Alfurqaan.

Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.

Maanta waa Jimco, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 25-03-1444, oo waafaqsan 21-10-2022, Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Haashim Cabdinaasir.

Halkan ka dhageyso Warka Duhurnimo 21-10-2022

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.