Dhagayso Warka Subax Ee Idaacadda Alfurqaan
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 22-03-1444, oo waafaqsan 18-10-2022, Warka subaxnimo waxaa soojeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.