Dhagayso Warka Subax ee Idaacadda Alfurqaan
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Sabti,Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 19-03-1444, oo waafaqsan 15-10-2022, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya C/samad Cabdulaahi.