Dhagayso:Diirada Jimcaha oo Looga hadlay Handadaada Dowladda ee Ganacsatada.
Barnaamijka Diirada Jimcaha oo ah Barnaamij todobaadle ah ayaa maanta looga hadlay Handadaada iyo Caga jugleynta Ganacsatada Soomaaliyeed oo Xukuumadda Xasan Sheekh ay ku eedeysay inay Xeriir la leeyihiin Xarakada Alshabaab.
Waxaa ka qeybgalay Barnaamijka Falanqeeyaasha Maxamuud Ugaas iyo Ibnu Muflix ee ka dhageyso qeybta Hoose.