Dhageyso: Barnaamijka Boorinta iyo Ku Baraarujinta Jihaadka.(Qeybta 3-aad Dhageysi+Sawiro)
Dhegeystayaal idaacadda Islaamiga ah eee Alfurqaan waxay idiin soo gudbineysaa olole bulsahda jihaadka lagula boorinayo oo wilaayada Islaamiga ah ee shabeelaha hoose ka fulisay deegaano gobalka ka tirsan.
Magaalada Qoryooleey ee Gobalka Shabeelaha Hoose waxay ka mid tahay meelaha shisheeyaha dalka ku soo duulay haysto gaar ahaan ciidamada uganda ayaa ku sugan.
Hadaba dadka Magaaladaas ku dhaqan qaarkood iyo kuwa tuulooyinka hoostaga ku nool ayaa jihaadka lagu booriyay kadib markii lagula kulmay fagaare ku yaal deegaanka doonburaale oo duleedka Qoryooley ku yaal.
Gudiga Wilaaayada Islaamiga ah ee shabeelaha hoose u xil saartay howsha ah boorinta iyo ku baraarujinta jihaadka ayaa bulshada si qota dheer ugu dhiiri geliyay in ay Allaah dartii u jihaadaan.
Halkaan Kala Dag B/Boorinta iyo ku baraarujinta Jihaadka
Hoos ka daawo Sawirada