Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha Oo Lagu Soo qaatay Mowduuc Muhiim Ah.
Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Barnaamijka waxaan maanta idin kaga soo diyaarinay qaacada ama howlka shirarka ee Sayid Maxamed Cabdulle Xasan, Halkaas oo dhawaan lagu soo gaba gabeeyay shirweynihii 5-aad ee culimada wilaayaadka islaamiga ah oo ay ka qeyb galeen ku dhawaan 100 caalim.
Mid kamid ah mawaadiicdii ay culimada ka niqaashtay ayaa lagu lafa gurayaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo ah mid Maqal iyo Muuqaal ah.
Dhageyso Diiradda_Jimcaha_Muxuu_Salka_Ku_Hayaa_Dagaalka_Al_Shabaab_&_DF