Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-furqaan.
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Isniin, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 14-03-1444, oo waafaqsan 10-10-2022, Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Haashim C/naasir.