Dhegeyso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco, taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 18-03-1444 H, oo waafaqsan 14-10-2022, Barnaamijka Tarbiyada Caruurta waxaa soo jeedinaya Mahad Cubeyd.