Dhegeyso Warka Duhurnimo Ee Idaacadda Alfurqaan
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Sabti , Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 04-04-1444, oo ku beegan 29-10-2022, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Mahad Cubeyd