Dhegeyso Warka duhurnimo Ee Idaacadda Alfurqaan
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Sabti, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 26-03-1444, oo waafaqsan 22-10-2022, Warka duhurnimo waxaa soojeedinaya Mahad Cubeyd.