Dhegeyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Arbaco,Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 09-03 -1444, oo waafaqsan 05-10-2022, warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Haashim Cabd naasir