Dhegeyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Khamiis,Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 10-03 -1444, oo waafaqsan 06-10-2022, warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Haashim Cabd naasir