Edit Dhagayso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Axad, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 20-03-1444, oo waafaqsan 16-10-2022, Warka Duhurnimo waxaa soojeedinaya Mahad Cubeyd.