Maxay Tahay Digniinta Culus Ee Ay Al-Shabaab U Direen Warbaahinta?
Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa soo saartay bayaan jawaab celin u ah war shalay kasoo baxay DF oo ahaa in aysan warbaahintu sii deyn karin wararka Xarakada dhanka kalana ay qeyb ka noqdaan dagaalka isbahaysiga ah ee ay Mareykanku garwadaha ka yihiin.
DF ayaa durbadiiba ku fashilantay dagaal ay ka waday degaanada qaar waxaana ay isku dayday iney warbaahinta afka qabato una caga jugleyso arrintaas oo ay naf ka raadineyso, sidaa darteed bayaanka ayaa wajiyo dhowr ah uga jawaabaya isagoo digniin farwaaweyn ku qoran tahay diraya.
Halkan Ka Dehso Bayaanka “Afka oo la Awdo Xaqqu Kuma Ciribtirmo”