Taliska Ciidanka Xarakada Al-Shabaab oo War Kasoo Saaray Weeraradii Baladweyne.

Afhayeenka ciidamada Xarakada Al-Shabaab Sheekh Cabdicasiis Abuu Muscab ayaa war kasoo saaray weeraradii mataanaha ahaa ee maanta gilgilay magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan.

Weeraradan oo lagu beegsaday xerada lama galaan oo farisin u ah maamulada Hirshabelle iyo kan gobolka Hiiraan ayaa dhaliyay khasaare lixaad leh, Wuxuu bixiyay tafaasiil dheeraad ah oo la xariirta weerarka isagoo arrimo kale oo muhiim ah ka hadlay.

Halkan Ka Degso Shirka Jaraa’id Ee Sheykh Abu Muscab 07 Safar 1444H

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.