Al-Shabaab Oo Raashin Ka Qeybiyay Degmada Wabxo (Sawirro)

Jamciyada Al-Ixsaan Al-Khayriyah ee hoostagta Xarakada Mujahidiinta Al-Shabaab ayaa deeq raashin ah ka qaybisay degmada Wabxo ee Wilaayada Galguduud.

Deeqda raashinka ah waxaa loo qaybiyay 450 qoys oo kamid ah dadka Muslimiinta ah ee ku dhaqan degmada.

Dhowaan ayay aheyd markii dekmadaan ciidamadda DF iyo shisheeyaha ay duulaan ku qaadeen, waxaana dekmadda ka barakacay dhamaan dadkii deegaanka lkn waxay dib ugu soolaabteen markii ay Al-Shabaab lawareegeen.

Hoos Ka daawo Sawirrada.

 

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.