DAAWO HORDHACA Q-2AAD EE WAREYSIGA SH CALI DHEERE OO XASAASI AH.
Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa qeybta labaad ee wareysiga lagu weydiinayaa su’aalo ka tarjumaya xaaladda ka taagan wadanka, aragtida Al-Shabaab ee ku aadan sida uu ku xasili karo dalka, waxyaabo ay DF ku eedeysay Al-Shabaab iyo arrimo kale oo muhiim ah.
Haddaba halkan kala soco qeybta 2-aad ee wareysiga oo aan soo baahin doonno caawa 8:00 fiidnimo insha’allaah. Haddii ay ku seegtay qeybtii labaad waxaad ka dhageysan kartaa ama kala degi kartaa linkiga hoose.
HALKAN KA DEGSO QEYBTA 1-AAD EE WAREYSIGA SHEEKH CALI DHEERE