DEG-DEG: Al-Shabaab Oo Soo Afjaray Ciidamo Ku Sugnaa Degaan Katirsan Galgaduud.(Dhageyso)
Weerar cagmarin ah oo ku billawday Camaliyad Nafhurnimo ah ayay ciidamada Mujaahidiinta saakay kula jarmaadeen fariisin ay ciidamada DF ku lahaayeen degaanka Qaayib ee gobalka Galgaduud.
Xogihii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in ciidamada Mujaahidiintu ay si buuxda ula wareegeen fariisimihii ay ku sugnaayeen ciidamada DF, khasaare xooggan ayaana lasoo warinayaa in dhabarka loo soo saariyay ciidankii ku sugnaa halkaas.
Hub, gaadiid iyo agabyo kale oo mellatari ayaa lasoo sheegayaa in iminkadaan ay shabaabku ka gurnayaan xeradii saakay la waeraray.
Halkaan Ka Dhageyso Faahfaahin ku aaddan dagaalkii saakay ka dhacay Qaayib