Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 12-04-1444.
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Axad ah, Taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 12-04-1444 oo waafaqsan 05-11-2022, Dhuuxa waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.