Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 15-04-1444.
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Arbaco ah, Taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 15-04-1444 oo waafaqsan 08-11-2022, Dhuuxa waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.