Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 24-04-1444.
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Khamiis ah, Taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 23-04-1444 oo waafaqsan 16-11-2022, Dhuuxa waxaa soo jeedinaya Maxamed Cali.