Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 27-04-1444.
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeenimo Isniin ah, Taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 27-04-1444 oo waafaqsan 20-11-2022, Dhuuxa waxaa soo jeedinaya Maxamad Daahir.