Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada.
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeenimo Axad ah, Taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 03-05-1444 oo waafaqsan 26-11-2022, Dhuuxa waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.