Dhegeyso Warka Duhurnimo Ee Idaacadda Alfurqaan

Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.

Maanta waa Axad Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 12-04-1444, oo ku beegan 06-11-2022, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi Soomaali.

Halkaan ka dhegeyso War Duhur 06 11 2022

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.