Dhegeyso Warka Subax Ee Idaacadda Alfurqaan
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Khamiis, Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 30-04-1444, oo ku beegan 24-11-2022, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.