Dhegeyso Warka Subax Ee Idaacadda Alfurqaan
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado, Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 28-04-1444, oo ku beegan 22-11-2022, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.