Dhegeyso Warka Subax Ee Idaacadda Alfurqaan
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Sabti, Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 18-04-1444, oo ku beegan 12-11-2022, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.