Dhageyso Mid Kamid Ah Dagaalyahanada Al-Shabaab oo Ku Jira Villa Rays Madaxtooyo oo Ka Hadlay Xaaladda.

Isku dayo badan oo ay sameeyeen ciidamada DF si ay ula wareegaan daarta waa ay u suura gali weysay...

Mid kamid ah dagaalyahanada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee gudaha u galay xarunta madaxtooyada Muqdisho gaar ahaan daarta Villa-rays ayaa ka warramay sida uu xaalku yahay.

Iyadoo ay Daartan ka dagaalamayaan in ka badan 13 saacadood ayaa waxay sheegeen in uu hawlgalkoodu soconayo sidoo kalana ay hub culus ku garaaceen daarta uu madaxtooyada ka daggan yahay Xassan Sheekh oo ah madaxweynaha DF.

Isku dayo badan oo ay sameeyeen ciidamada DF si ay ula wareegaan daarta waa ay u suura gali weysay, waxaana ilo wareedyo ay inoo xaqiijiyeen in ciidamada ugu badan ee ku dhintay dagaalka ay yihiin kuwa Gorgor la yiraahdo ee ay Turkidu tababareen illaa markii dambe laga badalay dagaalka lana keenay kuwa kale.

HALKAN KA DEGSO WARBIXINTA DAGAALYAHANKA

You might also like
1 Comment
  1. Hamza says

    الله اكبر الله اكبر waa nasrii wayn aad iyo aad ayaa nagafarxisen alle ha idinkafaruhiyo adunyo iyo aqaero

Leave A Reply

Your email address will not be published.