SAWIRRO: Ciidamadii DF Ee Lagu Laayay Dagaalkii Qaayib.

Sawirrada ayaa muujinaya khasaare dhimasho, dhaawac iyo burbur gaadiid isugu jira oo loo geystay DF iyadoo sidoo kale aad arkeysid ciidanka Al-Sabaab oo saanaddii dowladda guranaya.
Qaar kamid ah sawirrada inooma saamaxayso inaan toos halkan ugu baahino argagaxa ay xambaarsan yihiin aawgood.
Halkan ka degso sawirrada Meydadka RAR.
ama hoos ka daawo