Sheekh Cali Dheere oo Ka Hadlay Weerarkii Madaxtooyada Dirayna Farriimo.

Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, Sheekh Cali Maxamuud Raage Sheekh Cali Dheere oo shir jaraa’id qabtay ayaa ka hadlay weerarkii saacadaha badan qaatay ee todobaadkan ka dhacay madaxtooyada Muqdisho iyo hareeraheeda.

Sidoo kale wuxuu ka hadlay afar qodob oo muhiim ah oo ku xeeran dagaalada maanta ka socda dalka ee u dhaxeeya iyaga iyo DF oo garabsaneysa shisheeyaha.

HOOS KA DHAGEYSO KALIMADDA SHEEKH CALI DHEERE

Halkan KA DHAGEYSO KALIMADDA SHEEKH CALI DHEEREalmad – Sheekh Cali Dheere
You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.