VIDEO+SAWIRRO: Diiradda Jimcaha oo Looga Hadlay Dowrka Qabaa’ilka Soomaaliyeed.

Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkaan looga hadlay dowrka qabaa’ilka Soomaaliyeed iyadoo lagu soo hadlay qaaday siyaasadda Xassan Sheekh ee ah in dagaalada la qabiileeyo, waxaana ka qeyb galay Dr Xanafi Cabdi Sheekh Aadan, Sheekh C/raxmaan Maxamad Fidhin iyo Sheekh Cali Cabdullaahi Cabdulle (Sh/Cali Katiin)

Halkan Kala Deg Diiradda Jimcaha 18-11-2022 MP3

ama linkiga hoose ka daawo

LINKI CUSUB KA DAAWO DIIRADDA JIMCAHA

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA KA QEYB GALAYAASHA BARNAAMIJKA

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.