Ciidanka Maali & Murtazaqada Fangar oo xasuuq hor leh ka geystay dalkaas, Iyo Mujaahidiinta oo fuliyay weeraro hor leh.

Ciidamada Xukuumadda daba dhilifka ah ee Maali, iyo Maleeshiyaadka calooshood u shaqeysataasha Fagnar ee ay soo taba baratay dowladda Ruushka, ayaa sii xoojiyay tacaddiyada ay u geysanayaan dadka Muslimiinta ah, iyagoona xasuuq hor leh ka geystey mid kamid ah suuqyada ku yaalla gudaha dalkaas, xilli weerarada loogu aar gudayo dadka Mustadcafiinta ah, islamarkaana ay fulineyso Jamaacada Nusratul Islaam Wal Muslimiin ay kusii xoogeysanayaan gudaha dalka Maali.

Maalmo kooban ka hor waxay ciidamada huwanta ah weerar wuxuushnimo ah ku qaadeen suuq ku yaalla gobalka Mobiti ee dhaca bartamaha dalka Maali, iyagoona halkaasi ku laayay tiro dad Muslimiin ah, sidoo kalena boob iyo dhac ka geystay suuqa, War-Saxafaadeed kooban oo kasoo baxay Mujaahidiinta Nusratul Islaam Wal Muslimiin ayaana looga hadlay, tacaddigaan foosha xun ee ay ku kaceen ciidamadaas.

“Ciidanka Xukuumadda Maali kama suulin inuu halkiisa kasii wado jaraa’imta iyo ficillada foosha xun ee uu kula kacayo shacabka Muslimka ah ee ay sheegteen iney nabadooda ilaalinayaan” ayaa lagu yiri bayaan kooban oo ay baahisay Mu’assasada AzZallaaqah ee ku hadasha afka Jamaacada Nusratul Islaam Wal Muslimiin.

Bayaanka ayaa sidoo kale lagu faah faahiyay qaabka uu u dhacay weerarkaan bahalnimada ah ee lagu beegsaday suuqa ku yaalla baramaha dalka Maali, kaas oo ay si wada jir ah u filiyeen ciidanka xukuumadda dalkaas, iyo Maleeshiyaadka Calooshood Ushaqeysatayaasha Fagnar ee ay ku adeegato xukuumadda Moscow.

Weerarkaan oo dhacay 12-kii bishaan Jamaadul Awwal ayay ciidamada huwanta ah ku qaadeen suuqa Kiita, ee ku yaalla gobalka Mobiti ee bartamaha dalka Maali, waxaana ciidanka oo adeegsanayay diyaarado Helokobtarro ah ay halkaasi ku dileen ugu yaraan 5 ruux oo uu ku jiro canug yar oo 10 jir ah, halka ay sidoo kale af duubteen 9 ruux, sidaba lagu sheegay war-saxaafadeedka kasoo baxay Mujaahidiinta Jaamacada Nusratul Islaam Wal Mislimiin ee ka jihaada wadamada dhaca saxaraha iyo saaxilka Africa.

Intaa kuma ekeysan oo kaliya, balse waxay boob iyo bililiqo kula dhaceen hantidii Muslimiita, waxayna gudaha ugaleen xarumo ganacsi oo ku yiillay suuqa, Mujaahidiinta ayaana ciidankaan ku sifeeyay iney yihiin tuugada Asimi Guyeta oo ah Madaxweynaha Maali, islamarkaana aan lagu tilmaami karin ciidan qaran, maadaama falalka ay ku kacayaan ay ka xag jirsan yihiin kuwa ay sameeyaan kooxaha tuugada ah.

Iyadoo ay sii socdaan xad gudubyadaas ayay Mujaahidiintu sheegayaan iney dhanka kale sara ukaceen weerarada lagu beegsanayo ciidamada xukuumadda iyo kuwa calooshood u shaqeysayaasha ah ee duullaanka ku joogo dalka Maali, si gaar ah Manaadiqdaha dhaca Koonfurta iyo galbeedka dalka, halkaas oo lagu tiriyo goobaha xasaasiga ah ee ay ukumaha dhigteen soo doolayaaasha iyo daba dhilifyadooda, Mujaahdiinta ayaana ku goodiyay iney sii wadi doonaan howlgallooda ka dhanka ah Mujirimiinta illaa laga tir tirayo dhulalka Muslimiinta.

“Xilli caalamka oo idil kan dhaw iyo midka fogba ay u cadaatay fashilka hareeyay ciidanka Maali, iyo acwaantooda Murtaqada ah, ayna kusoo uruureen oo kaliya leynta bulshada iyo boobka hantidooda, iyagoo mar suuqyada ku iibinaya hantidii ay bulshada kasoo dhaceen, marna dab qabad siinaya tuulooyinka Muslimiinta, ka xeysanayana xoolahooda, caalamkana aysan soo marin dowlad ciidankeeda wuxuushnimada iyo fasaadka uu halkaas ka gaaray sida kuwa xukuumadda Maali oo kale, ayuu allaah SWT iyagana ku salliday adoomadihiisa Mu’miniinta ah ee ku jihaadaya wadadiisa, si loo difaaco kuwa dulman, diinta loogu hiilliyo, waana kuwaan Mujaahidiinta oo horay usii socda, illaa howlgalladooda ay gaareen tuulada Yaliimaan ee ku taalla gobalka Kaay ee galbeedka dalka, ayaa lagu yiri bayaan kasoo baxay Mujaahidiinta oo ay baahisay Mu’assasada AzZallaaqah.

Weerarkaas oo ahaa mid xooggan ayay Mujaahidiintu ku beegsadeen fariisin ay ciidanka xukuumadda Maali ku lahaayeen tuulada Yaliimaan, muddo kooban oo uu weerarku socday kadibna waxaa sida caadada u ah dhalifyada goobta isaga firxaday ciidanka xukuumadda, Mujaahidiinta ayaana gabi ahanba la wareegay saldhigga.

“Natiijada ka dhalatay Darbadaas barakeysan ayaa ah dilka 2 kamid ah ciidanka Daaquudka, gudbidda 3 gaari oo ah kuwa dagaalka oo xerada u yiilay askarta la wareeray, iyo in Mujaahidiintu ay soo Ganiimeysteen hub isugu jira nuucyo kala duwan, sanduuqyo rasaas ah, Mujaahidiinta ayaana dib ugu laabtay goobihii ay kasoo duullaan tageen iyagoo saalimiin ah, waxna soo furtay” ayaa lasii raaciyay bayaanka ka soo baxay Nusratul Islaam Wal Muslimiin.

Weerarada Mujaahidiinta oo ah kuwa is daba joog ah ayaa waxay si xiriir ah kaga dhacayaan laga soo billaabo bariga illaa galbeedka, iyo woqooyiga illaa koonfurta dalka Maali, taas oo ay sii dheer tahay wadamada ku xeeran Maali, sida Burkinafaso  oo ay Mujaahidiintu ku ballaariyeen camaliyaadkooda.

Weeraradii ugu dambeeyay oo u badnaa silsilado qaraxyo ah ayay Mujaahidiintu la beegsadeen kolonyo gaadiid ah oo ay wateen ciidamada xukuumadda Maali, kuwaas oo ku socdaalayay qeybo kamid ah dalkaas, waxaana ka dhashay khasaare baaxad leh oo isugu jira naf iyo maal intaba.

Gaari ciidan oo ay ka buuxeen askar katirsan xukuumadda ayaa waxaa qarax xooggan lagula beegsaday tuulada Towm oo dhacda Mandiqadda Baandajayaara, qaraxa ayaana gabi ahaanba bur buriayay gaariga, Mujaahidiintu waxay xaqjiiyeen inuusan jirin askari ka bad baaday qaraxaas, ayna soo bandhigi doonaan sawirro ku aaddan bur burka gaariga iyo meydadka askarta ku baaba’day qaraxa.

Goor dambe ayay Mu’assasada AzZallaaqah baahiyay sawirrada ay ballan qaaday ee ku aadanaa weerarkaan qaraxa ah, waxaana lagu arkayaa garigii ay wateen askarta xukuumadda oo bool bool ukala faniinayay, iyo xubnaha askarta ku baaba’day qaraxa oo daadsan aagga ay miinadu ku haleeshay.

Qarax kale oo isana ka dhacay Mandiqadda Nono ee dalka Maali ayay Mujaahidiinta Jamaacada Nusratul Islaam Wal Muslimiin ku bur buriyeen gaari kale oo ay wateen askarta xukuumadda Maali, waxaana qaraxaasi ka dhashay khasaare xooggan oo gaaray ciidanka dowladda.

Weerarkii ugu dambeeyay waxa uu dhacay Maalintii khamiista ee lasoo dhaafay, waxaana lala beegsaday kolonyo gaadiid ah  oo ku socdaalayay degaanno katirsan dalka Maali, weerarada oo ahaa kuwa qaraxyo ah ayaana lagu bur buriyay qaar kamid ah gaadiidkii ay wateen ciidamada la beegsaday.

Illaa 2 gaari oo uu midi yahay kuwa gaashaaman ayay Mujaahidiintu qaraxyo ku bur buriyeen, waxayna weeraradaan si gaar ah kaga dhaceen inta u dhexeysa degaannada Guire iyo Bujo Geri ee dalka Maali, tobannaan kamid ah ciidanka la beegsaday ayaana dhimasho iyo dhaawac ku noqday qaraxyadaan xooggan.

Weerarada sii xoogeysanaya ee ay fulineyso Jamaacada Nusratul Islaam Wal Muslimiin ayaa sara u qaaday walaaca ay qabaan dowladaha Mandiqadda oo ay ugu horreyso xukuumadda taagta daran ee  Burkinafaso, taas oo dalkeeda ay isku sii fidinayaan Mujaahidiinta.

Madaxweynaha Inqilaabka mellatari kula wareegay talada Burkinafaso ayaa mar kale ku qeyla dhaamiyay in xukuumaddiisu ay qaadeyso dagaal ka dhan ah Mujaahidiinta Nusratul Islaam Wal Muslimiin, isagoona ku goodiyay iney ka adkaan doonaan koxoaha Jihaaidiiyiinta ah ee kusii xoogeysanayay dalkiisa.

Isagoo khudbad ka jeediyay Munaasabad ku aaddan 62 sano guuradii kasoo wareegatay xurnimo ku sheega ay Burkinafaso ka qaadatay Faransiiska ayuu Ibraahim Taraawri qiray in dalkiisa uu wali gumeysi ku jiro, dhaqaalaha waddankana uu sii hoobanayo, isagoo arrimahaas arkaya ayuuna iska indha tirayaa wax ka qabashooda, taas badalkeedana ku baaqayaa in dagaal lala galo Mujaahidiinta.

Taraawri ayaa shacabka ugu baaqay iney nafhur sameeyaan, islamarkaana ka qeyb qaataan dagaalka uu ku iclaamiyay Mujaahidiinta, Madaxweynihii isaga ka horreeyay ayuuna ku eedeeyay inuu xiriir la lahaa kooxaha hubeysan ee ka jira dalka, taasna ay keentay in xilka laga tuuro.

Horraan ayay aheyd markii madaxweynaha xukuumadda Burkinafaso uu iclaamiyay dagaal ka dhan ah Mujaahidiinta Jamaacada Nurtaul Islaam Wal Muslimiin, waxayna xukuumadda fadhigeedu yahay magaalada Wagaduudgu ay xilligaasi sheegtay in ay dhisayso maleeshiyaad macaawisley maxalli ah, kuwaas oo laga qorayo beelaha dega xuduudd beenaadka Maali iyo Niger, si ay ugu kaashato ladagaallanka Mujaahidiinta, balse qorshahaas ayaa durbadiiba diidmo culus kala kulmayay dadka deegaanka.

Guluf dagaaleedkan cusub waxaa lacago malaayiin Yuuro ah ku maalgelinaysa xukuumadda Paris oo ka cabsi qaba in jihaadiyiintu ay talada la wareegaan, dagaallada muddada 10ka sano ka badan ka socda illaa sedax wadan oo daris ah, islamarkaana Faransiisku ku duulay ayaana fuuq bax dhaqaale iyo turaaturro melleteri ku riday Farasniiska oo iska dhigi jiray in uu yahay booliska galbeedka Afrika.

Halkaan Ka Dhageyso Warbixin_Ciidanka_Maali_&_Murtazaqada_Fangar_oo_xasuuq_hor_leh_ka

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.