Daawo Muuqaalka 8 Askari oo Kasoo Goosatay DF Iskuna Dhiibay Al-Shabaab.

Dhawaan ayay ahayd markii uu Al-Shabaab isku dhiibay darawalkii gudoomiyihii Baarlamaanka.

Kanaalka wararka ee mu’asasada Al-kataa’ib ayaa baahiyay muuqaalka 8 askari oo kasoo goosatay DF kuwaasoo sheegay iney uga soo baxeen arrimo badan oo ay diin la’aan kamid tahay.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.