DAAWO Nabadoonka Beesha Mareexaan Ee Gedo oo Farriin Adag Diray.
Nabadoonka ayaa ka hadlay xaaladda uu ku sugan yahay dalka Soomaaliya wuxuuna diray farriimo kala duwan.
Nabaddoon Ibraahim Muxumad Cigaal oo ah nabadoonka beesha Mareexaan ee gobolka Gedo ayaa khudbad qiiro leh oo uu jeediyay uga hadlay xaaladda dalka isagoo sidoo kale diray farriimo dhiancyo kala duwan ku socda. – Beesha Mareexaan.