Dhagayso Barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada 22-05-1444.
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Jimco ah, Taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 22-05-1444 oo waafaqsan 15-12-2022, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Maxamad Daahir.
Halkan ka dhagayso Dhuuxa Waraysiyada 15 12 2022