Dhagayso Barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada 28-05-1444
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Khamiis ah, Taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 28-05-1444 oo waafaqsan 21-12-2022, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Maxamad Daahir.