Dhagayso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 04-06-1444
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Talaado ah, Taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 04-06-1444 oo waafaqsan 27-12-2022, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Maxamad Daahir.