Dhagayso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 05-06-1444
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Khamiis ah, Taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 05-06-1444 oo waafaqsan 28-12-2022, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Maxamad Daahir.