Dhagayso:Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 06-06-1444
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Jimco ah, Taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 06-06-1444 oo waafaqsan 29-12-2022, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Maxamad Daahir.