Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha & Mowduuc Muhim Ah.

Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkaan lagu falanqeeyey Khawaarita iyo waxatahay.

 

Halkaan ka dhegeyso Diiradda Jimcaha 30-12-2022

You might also like
1 Comment
  1. Abuu curwa says

    Sc. Cabdifataax iyo sheekh Cali katiin waxaan leeyahay allaah haydin barakeeyo ,cabdifataax wuxuu keenay mawduucii ku haboon maanta sh calina wuxuu uga hadlay sidii ugu fiicnayd baraka llaahu fiik sheekhanaa ,wadaadkii kalena wuu ku margaday Ilaahay ha soo hanuuniyo waxaanan kula dardaarmayaa inaanu haday u yar tahay aanu baadilka taageerin oo uu iska aamuso. Nin kitaabka allaah diiday inuu wax ku xukumo ,isla markaana ka dagaalamaya in lays ku xukumo kaasi taageeradiisa ifka ceeb ayaa kaa raaci sida maantoo kale aakhirana isaga ayaad lsku meel tihiin haddii aanad toobad keenin markaa waxaa kuu roon inaad iska aamusto.

Leave A Reply

Your email address will not be published.