Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha & Mowduuc Muhim Ah.
Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkaan looga hadlay mowduuc caafimaad gaar ahaan baarista.
Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.
Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkaan looga hadlay mowduuc caafimaad gaar ahaan baarista qalabka casriga iyo faa’iidada ay leedahay, khaladaadka ka dhaca baarayaasha aan khibradda lahayn iyo arrimo kale oo talooyin u badan.