Dhageyso Waaliga Bay oo Ka Warbixiyay Dagaalkii Daynuunaay.
Sidoo kale waaliga oo wareysigan siiyay idaacadda Andalus ee ku hadasha afka Xarakada Al-Shabaab ayaa wuxuu ka waramay roobabka gobolka iyo arrimo kale.
Sheekh Xamsa Abuu Jacfar waaliga wilaayada islaamiga ah ee Bay ayaa ka warbixiyay dagaalkii dorraad ka dhacay degaanka Daynuunaay kaasoo dhex maray ciidamada Xarakada Al-Shabaab iyo kuwa DF.
Waaliga ayaa tafaasiil ka bixiyay natiijadii ugu dmabeysay ee dagaalkaas isagoo diray farriimo ku wajahan ciidamada maamulka Koofurgalbeed. Sidoo kale waaliga oo wareysigan siiyay idaacadda Andalus ee ku hadasha afka Xarakada Al-Shabaab ayaa wuxuu ka waramay roobabka gobolka iyo arrimo kale.
Halkan Ka Degso Wreysi Waaliga wilaayada islaamiga Baay Sh Xamsa Abu jacfar